Baladweyne ( Radio Beerlula )-Guddiga Culimada ee gacanta ku haysa dhismaha masjidka Al-nuur ee magaalada Afmadow ayaa bulashada muslimiinta ka codsaday in laga qeyb qaato dhismaha masjidka.
Dhismaha Masajidka oo maraya heer biloow ah ayaa la rajeynaa in loo dhiso qaab casri ah kasoo muhiim u ah bulashada Afmadow.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.


