Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Puntland ayaa ka daahfutay magaalada Boosaaso Xafiiska Shahaadooyinka.
Munaasanasabada ayaa waxaa ka qeeybgalay madax kasocotay wasaarada waxbarshada maamulka Gobolka Bari kan dagmada Boosaaso iyo maamulada iskuulada Boosaaso.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.


