Madaxweynaha suuriya oo dowlada Ruushka ka codsaday in lagu soo wareejiyo Bishaar Al-Asad.

0
55

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Dowladda Suuriya ayaa Ruushka ka dalbatay in lagu soo wareejiyaan Madaxweynihii hore Bashaar Al-Asad si loo maxkamadeeyo

Madaxweynaha Dalka Suuriya, Axmed Al-sharac ayaa ku wajahan Dalka Ruushka isaga oo ka dalbanaya in lagu soo wareejiyo Bashaar Al-Asad si looga xisaabiyo dambiyadii uu ka galay Dalka suuriya oo la maxkamadeeyo. sida ay baahiso ArabNews.

Madaxweynihii hore ee dalka Suuriya ayaa magangalyo ahaan ujooga dalka Ruushka isaga iyo qooyskiisa.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here