In kabadan 50 arday oo fursado waxbarasho kahelay jaamacada Central ee Baladweyne

0
106

Baladweyne  ( Radio Beerlula )-In ka badan 50 arday ayaa fursado waxbarsho ka helay Jaamacada canteral ee magaalada baladweyne ardaydan ayaa sanadkaan ka baxday dugsiyada sare kuwasoo iskugu jiro danyar iyo agoon

Ardaydan ayaa awoodi wayay qarashaadka waxbarashada iyagoo baahi badan u qabay jaamacad ay ka dhameystaan heerkoda waxbarshada

waxa soo jeedineysa Xaawo Aadan Xuseen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here