Kulan looga hadlayya Qorshaha Hormarinta Dhaqaalaha Mamulka Jubbaland oo lagu qabtay Kismaayo

0
110

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasaarada Qorsheynta Maal Gashiga iyo iskaashiga Caalamiga ah Ee Mamulka Jubbaland ayaa Magalada Kismaayo ku Qabatay Kulan Muhiim Ah Oo Diirada Lagu Saarayay Qorshaha Hormarinta Dhaqaalaha Mamulka Jubbaland

Waxa Kaqeyb Galay Kulankan Qaar kamid ah Agaasimayasha Guud Ee wasarada Qorsheynta Maal Gashiga iyo Caalamiga ah Ee Mamulka Jubbaland iyo Howl Wadeeno Kasocday Wasaaradaha Kale Ee Jubbaland

waxa soo jeedineysa Sahro Ibrahim Dhicisow

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here