Baledweyne ( Radio Beerlula )-Ciidanka Amaanka Dekeda Moqdisho ayaa gacanta Ku soo dhigey Daawooyinka lagusoo Qariyey Magacyo Been Abuur ah kuwaasi oo ah nuuc kamid ah maandooriyaha.
Maandooriyahan ayaa waxaa dalka dibadiisa ka keenay ganacsato si bulshada Soomaaliyeed looga iibiyo
waxa soo jeedineysa Xaawo luul Aadan Xuseen


