Baledweyne ( Radio Beerlula )-Hay’adda Maamul Wanaaga iyo ladagaalanka Musuqmaasuqa ayaa maanta Garowe ku qabatay Shirweynaha latashiga Hay’adaha puntalnd ee qorshaha shanta sanno ee soosocota, 2026- 2030.
Shirka ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiiro katirsan Puntland, Xildhibaano kamid ah maamulkaasi, Guddoomiye yaasha hay’adaha maddaxa bannaan, Agaasime yaasha guud ee Wasaaradaha, Culimada iyo Madaxa UNDP Puntland Muuse Ducaale.
waxa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi


