Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee maamul Goboleedka Hirshabeelle ayaa magaalada Jowhar si rasmi ah uga daahfurtay kulanka qiimeynta xirfadda shaqaalaha ee wasaaradda, kaas oo socon doona muddo afar maalmood ah.
Kulankan ayaa ah mid lagu xoojinayo tayada shaqaalaha iyo kor u qaadista hufnaanta shaqo ee qaybaha kala duwan ee wasaaradda, si loo helo adeeg tayo leh oo bulshada u adeega.
waxa soo jeedineysa Sahro Ibrahim Dhicisow


