Baladweyne ( Radio Beerlula )-Deegaanka Xidhinta ee Gobalka Gabileey ayaa lagu qabtay Munaasabad lagu dhagax dhigay Dhismaha Rugta Booliska ee Deegaankaasi.
Dhagax dhiga dhismaha Saldhigaan Booliska ayaa waxaa ka qeybgalay Gudoomiyaha Degmada Allaybaday, Mas”uuliyiin ka socotay Gobalka Gabileey, Odayaal, Saraakiil Ciidan iyo bulshada Deegaanka.
waxa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey


