Sare ukac kuyimid qiimaha xoolaha suuqyada Baladweyne

0
136

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Sare ukac xoogan ayaa kuyimid qiimaha la iibiyo xoolaha ee Magalada Baladweyne
kadib markii saameyn xoogan wadooyinka kala kulmeen Roobka deeyrta

Qiimaha Hada lakala Iibsanayo xoolaha Ayaa Kasareeyo Qimihii Hore Ee Lakala Iibsan Jiray Xoolaha Markii Hore.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sahra Ibraahim Dhicisoow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here