Arday Baratay farsamada gacanta oo munaasabad loogu qabtay Hargeysa

0
98

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Dugasiga farsamada gacanta Yool Taraning center ee magaalada hargeysa ayaa lagu qabtay Munaasibad ay ku qalin jabinayeen arday dhamaysatay qaybaha kale duwan ee farsamada Gacanta sida sameeynta mobeelada biyo galinta xarqaanka korontada farsamada tiknikaalka iyo kuwo kale oo badan

Munaasabad ayaa waxaa ka soo qeyb galay maamulka dugsiga walidiin macalimiin ardayda qalin jabisay iyo marti sharaf kale.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here