Baladweyne ( Radio Beerlula )-Masjidka Raashiidiin oo kuyaala Magaalada Muqdisho ayaa lagu soo qatimay tafsiirka Qur,aanka kariimka .
Munaasabada qatinka waxaa kusugnaa qaar kamid ah culimada waaweyn ee dalka waxgarad iyo dhalinyaroo kafaaideystay tafsiirka.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.


