Dhismaha Xafiiska Degmada Sheniile ee DDS oo xariga laga jaray

0
118

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Shiniile ee Gobalka Sitti ee DDS ayaa lagu qabtay Munaasabad lagu daahfurayay Dhismaha Xafiiska Maamulka Degmadaasi.

Munaasabadda furitaanka Xafiiskaan waxaa ka qeybgalay Guddoomiye kuxigeenka maamulka gobolka Sitti Mudane Maxamed Cabdiraxmaan, gudoomiyaha degmada Shiniile iyo Masuuliyiin kale.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here