Maamulka Gobolka Banaadir oo maanta dhagax-dhigay waddo cusub oo Interlock ah

0
120

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Guddoomiye ku-xigeenka Howlaha Guud ee Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta dhagax-dhigay waddo cusub oo Interlock ah taas oo laga hergeliyay magaalada Muqdisho.

Dhagax dhiga wadadan ayaa waxaa ka qeybgalay maamulka gobolka Banaadir,waxgarad iyo bulshada Qeybaheeda kala duwan.

waxa soo jeedinaya Cabduqadir Cumar Ibrahim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here