Magaalada Kismaayo oo lagu qabtay kulan looga hadlayay wadashaqeynta Booliska iyo Bulshada

0
91

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Amniga maamulka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ku qabatay kulanka isdhexgalka booliska iyo bulshada, iyadoo ujeeddadu tahay xoojinta wada shaqeynta booliska bulshada si loo dhiso kalsooni iyo iskaashi amni oo waara.

Kulanka waxaa ka soo qeyb galay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Amniga Jubbaland, Mudane Maxamad Cabdi Kaliil, qaar ka mid ah shaaalaha waaxyaha wasaaradda, saraakiisha ciidamada booliska degmada Kismaayo, ururrada bulshada rayidka ah ee Jubbaland, ururrada naafada, iyo marti sharaf kale.

waxa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here