Macalin ku nool Baladweyne oo codsaday in loo dayactiro dugsi Qur,aan uu ardayda wax ku barayay.

0
97

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Macalin Libaan Cabdirashiid oo ku nool magaalada baladweyne ahana macalin dugsi quraan ayaa walalaha muslimiinta ah ka cod saday in loo dhiso dugsiga ka bur buray kasoo ay wax ku bartaan arday badan

Dugsigaan oo ku yaalo xaafada holwadaag gaar ahaan laa.nta afaraad ayaa ka sameysan dhis iyo jiingad aan celin karin roobka

waxa soo jeedineysa Xaawo luul Aadan Xuseen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here