Deeq ka kooban agab waxbarasho oo la gaarsiiyay Iskuulka Moodal ee Gaalkacayo

0
108

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Qaar kamid ah dhalinyarada Magaalada Gaalkacyo ayaa si isxilqaan ah deeq agabka waxbarashada ah ku gaarsiyay iskuulka Moodal .

Deeqdan ayaa iskugu jirtay dhar Buugaag qalimaan iyo agabyo kale.

waxa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here