Baledweyne ( Radio Beerlula )-Masuuliyiin ka tirsan degmada Godobjiiraan ee gobolka Nugaal iyo qaar ka mid ah Beeralayda Degmadaas ayaa Ka Cabanaya Bacaadka Guur Guura iyo Biya la’aan Caqabad ku Noqday wax Soo Saarka Beeraha ku yaalla deegaanada hoosyimaada Degmada.
Deegaankan ayaa waxaa ku yaalla beero kala duwan kuwaasi oo aay bulshada ku tiirsanaayeen
waxa soo jeedinaya Cabduqadir Cumar Ibrahim


