Sara u kac laga dareemayo qiimaha rashiinka dalka ee Suuqyada magaalada Baydhabo.

0
114

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Waxaa Sare u kac laga dareemayo qiimahala iibiyo rashiinka dalka sida galeeyda digirta masgada Suuqyada magaalada Baydhabo.

Sara u kacan ayaa waxaa sababay in ay aad u yaradeen wax soo saarkii beeraha iyo bulashii oo aad u isticmaasho dalagyada dalka kuwasoo fahmay wax tarkisa.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here