İskuul wiilasha u gaar ah oo laga hergeliyay gobolka Salal

0
124

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Guddoomiyaha gobolka salel Cabdi Saciid Faahiye oo ay weheliyaan masuuliynta deegaanka iyo kan dagmada ayaa xariga ka jaray iskuul wiilasha u gaar ah oo laga hirgeliyay Deegaanka Xuseen ee Gobolka Selal waxana hirgaliyey madaxweynaha maamulka Somaliland

Iskuulka oo ka kooban qeybo badan oo ay ku jiraan jiif cunto iyo goobo lagu ciyaaro ayaa waxaa loogu tala galay tayeeynta waxbarsho deegaanka xuseen

waxa soo jeedinayeysa Xaawo luul Aadan Xuseen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here