Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Shaqada XFS ayaa magaalada Muqdisho kusoo xertay soo tababar ku saabsan hormarinta ganacsiga iyo xirfadaha dhallinyarada
Waxaa ka qeybgalay tababarka xeritaankiisa dhallinyaro ,maamulka gobolka Banaadir waxgarad iyo madax kale.
waxa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi


