Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo kaashaneysa Madaxtooyada Hirshabeelle ayaa magaalada Jowhar ka daah-furtay shir ku saabsan maamul-daadejinta dowladaha hoose.
Waxaana ka qeyb galay howlwadeenada wasaradda masuuliynta maamulka Hirshabelle Daneeyayaasha arimaha siyaasada iyo marti sharaf kale.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.


