Olole dadka loogu wacyigelinayay qaadashada talaalka oo laga bilaabay Muqdisho

0
103

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Masuuliyiin ka Socday Maamulka Gobalka Banaadir ayaa maanta olole wacyigalin ah Oo Diirada Lagu Sarayay Qadashada Talalka ka Samayay dugsiga agoonta Gabdhaha degmada boondhere Ee Gobolka Banaadir.

Waxaa ka Qeyb Galay Wacyigilintan Loosameyay Gabdhaha Dugsiga Agoonta Dagmada Boondheere Masuuliyin Katirsan Agaasinka waxbarashada Mamul Gobolka Banadir Iyo Masuuliyin Kasocday Hay’adda.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sahra Ibraahim Dhicisoow.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here