Koobka 18-ka laamood ee Xaafadaha magaalada Boosaaso oo laga daahfurey garoonka Fadhisame.

0
122

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Boosaaso we Xarunta Gobolka Bari ayaa laga Daahfuray koob loo qabtay 18 kooxood

Koobkan ayaa waxaa iska kaashanaya dowlada hoose Boosaaso iyo xiriirka kubada cagta Gobolka Bari.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here