Baladweyne ( Radio Beerlula )-In kabadan 57 Arday oo isugu jira agoon iyo Danyar ayaa deeq waxbarasho oo lacag la,aan ah ka helay iskuulka hoose iyo dhexe ee Maxamed Cali oo ku yaala laanta heegaan xaafada howl-wadaag Ee magaalada Baledweyne
Maamulaha iskuulka Maxamed Cali, Cabdulaahi Cabdiraxmaan Cabdule ayaa Radio Beerlula ugu waramay Deeqdan waxbarasho ee ay siiyeen ardayda iyo Maadooyiinka ay bartaan
Warabixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.


