Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Caafimaadka Puntland oo kaashanaysa Hay’adda Save the children ayaa magaalada Qardho ka daahfurtay ololaha xoojinta Tallaalka.
Ololahan ayaa mudo 7-maalmood ah ka socon doona xarumaha Caafimadka, gobo cayiman oo kamid ah Xafadaha magaalada , tuulooyinka, iyo meelaha fog fog ee ay ku suganyhiin reer Guuraaga.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Maxmed Yuusuf Cabdulaahi.


