olole nadaafadeed oo laga sameeyay degmada xamar weyne

0
122

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Waxda shaqda iyo shaqalaha maamulka gobolka Banaadir ayaa olole nadaafadeed ka sameeyay degmada xamar weyne gaar ahaan xeebta liido iyadoo ka qeyb-qaadaneyso dadaallada lagu hagaajinayo bilicda caasimadda.

Ololahan nadaafadeed ayaa qeyb ka ah qorshe ballaaran oo uu maamulka Gobolka Banaadir ku doonayo in lagu hagaajiyo nadaafadda iyo bilicda caasimadda.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here