Kulan looga hadlayay ilaalina Gargaarka bani-aadanim oo lagu qabtay Baydhabo

0
96

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka maamulka Koonfur Galbeed, Mudane Cabdinasiir Cabdi Aruush, ayaa guddoomiyey kulanka saddex-biloodlaha ah ee Guddiga Ilaalinta Gargaarka Bani’aadamnimada ee maamulka Koonfur Galbeed, kaas oo ka dhacay xarunta Wasaaradda Gargaarka ee magaalada Baydhabo.

Kulankan ayaa waxaa ka qeyb galay gudiga ilaalinta gar gaarka maamulka magaalada baydhabo masuulinta wasarada gar gaarka iyo marti sharaf kale

waxa soo jeedineysa Xaawo luul Aadan Xuseen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here