Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda arrimaha diinta iyo dastuurka Dowlad goboleedka Puntalnd ayaa Magaalada Garowe ka
dhagax-dhigay dhismaha Hoolka Shirarka oo lagu soo kordhinayo wasaaradda
Cadaaladda.
Waxaa ka qeeybgalay dhagax dhigaan masuuliyiin kamid ah wasaaradda,waxgarad iyo madax kale
waxa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi


