Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimillada XFS ayaa magaalada Muqdisho ka daahfurtay kulan wadatashi ah oo dib loogu eegayo Qorshaha Qaranka ee Ilaalinta Noolaha.
Kulankan ayaa waxaa ka qeyb galay aqoon yahano wasiiro xildhibaano masuuliyiinta wasaaradda deegaanka iyo marti sharaf kale.
Warkan waxaa ioo haya Xaawo Aadan Xuseen


