Inkabada 102 arday oo bartay Culuumta Caafimaadka oo munaasabad qalin loogu qabtay Baladweyne

0
90

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Inkabadan 102 arday oo baratay Culuumta Caafimaadka sida Sheyhaarka, Kalkaalisinimada, Umulisimada islamarkaana ka aflaxday Machadka Tababarada iyo Baaritaanadaan United ayaa munaasabad qalin jabin loogu qabtay Baladweyne.

Munaasabadaa lagu maamuusay ardaydaan ayaa waxaa ka qeybgalay Maamulka Machadka, Bahda waxbarashada, Waalidiin , Macallimiin iyo martisharaf kale.

Warkan waxaa ioo haya Bilaal Daahir Waaneey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here