Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ayaa laga dareemayaa Hoos Udhac kuyimid qiimaha la iibiyo bacaha laga galo Roobka iyo sa sanyeeriga kaneecada.
Sare ukacan ayaa waxaa sabab u ah xili roobaadkii deyrta oo lagugada galay.
waxa soo jeedineysa Sahro Ibrahim Dhicisow


