Naadiga Akhriska iyo Qoraalka Gobolka Mudug oo doortay Hogaan Cusub

0
110

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Munaasabad lagu dooranayay hoggaanka Naadiga Akhriska iyo Qoraalka Gobolka Mudug ayaa lagu qabtay magaalada Gaalkacyo

munaasabada ayaa waxa ka qeyb galay Masuuliyiin ka tirsan Maamullada Galmudug iyo Puntland iyo bulshada qeybaheeda kala duwan

waxa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here