Olole Nadaafadeed oo laga sameey Xamar Weyne

0
105

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Olole Nadaafadeed ayaa laga sameeyay waddada hormarta Jaamacadda Ummadda illaa moolka wayn ee Suuqa Xamarwayne ee Gobalka Banaadir.

Ololahaan Nadaafadeed waxaa sameeyay Ururka haweenka gobolka Banaadir, waxaana ka qeybgalay Maamulka Degamada, Odayaal , Haween iyo Dhallinyaro.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here