Kulan looga hadlayay qorsha hormarinta Hirshabeelle oo lagu qabtay Balcad

0
96

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Hirshabeelle ayaa degmada Balcad ka daahfurtay kulan wadatashi ah oo soconaya labo maalmood kaas oo lagu falanqeynayo Qorshaha Horumarinta Labaad ee Hirshabeelle.

Furitaanka kulanka waxaa ka qeybgalay Wasiirka iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta, xubno ka socday ururrada haweenka iyo dhalinyarada, culumaa’udiin, nabadoonno, hay’ado ka howlgala degmada, iyo maamulka degmada Balcad.

Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here