Baladweyne ( Radio Beerlula )-Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka labaad ee XFS Jabriil Cabdirashiid ayaa maanta Muqdisho ka Daahfuray Shirka isku-duwidda adeegyada bulshada kaasi oo aay ku mıdeeysanyihiin wasaaradaha ugu muhiimsan ee bulshada adeegyada u qabta.
Waxaa ka qeybgalay shirka wasiirada wasaaradaha uu quseeyo shirka ,xidhibaano,xubno ka socday qaar kamid ha,adaha biya adeegyada bulshada iyo Masuuliyiin kale.
Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin.


