Mashruuc Caafimaad oo laga Hirgiliyay magaalada Ceerigaabo

0
125

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag ayaa maanta lagu daahfuray mashruuc caafimaad oo bulshada loogu fidinayo adeegyo caafimaad oo bilaash ah, kaasi oo ay hirgelisay Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland.

Munaasabadda furitaanka mashruucaan ayaa waxaa ka qeybgalay Agaasimaha Wasaaradda Caafimaadka Soomaliland, Dhaqaatiir iyo bulshada Degmada.

waxa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here