mid kamid ah gabdhaha Baladweyne oo abuuratay fursad shaqo

0
121

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ayaa Waxaa Kunool Hooyoyin Badan Oo Kasheeysta Karinta Dharka Nooc yadiisa Kala Duwan Iyagoo Noloshooda kamaareeya

Karinta Dharka ayaa Ah shaqooyinka Ugu Adag Ay Hooyo Kashaqqeyn Karto Madama Kimikada Dharka Lagu Kariyo Ay Ubad Dhiibato Ukeeneyso

waxa soo jeedineysa Sahro Ibrahim Dhicisow

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here