Baladweyne ( Radio Beerlula )-Munaasabad ay ku qalin jabinayeen arday dhameystay quraanka kariimka iyo hingaadisa kana aflaxda madarasadda Imam Nawawi ayaa lagu qabtay magaalada hargeysa
Waxaa ka qeyb galay maamulka madarasadda macalimiin walidiin ardayda qalin jabisay iyo marti sharaf kale
waxa soo jeedineysa Xaawo luul Aadan Xuseen


