Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay ayaa lagu qabtay aqoon is weeydaarsi kusaabsan Horumarinta Deegaanka.
Waxaa aqoon isweeydaarsiga loo qabtay qaar kamid ah madaxda ururada Bulshada ardeyda jaamacadaha iyo haween.
waxa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan


