Olole Nadaafadeed oo laga sameeyay magaalada Muqdisho

0
106

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Olole Nadaafadeed ayaa laga sameeyay waddada isku Xirta faruloosa iyo Cala Kamiin ee Gobalka Banaadir.

Ololahaan Nadaafadeed waxaa sameeyay Ururka haweenka gobolka Banaadir, waxaana ka qeybgalay Maamulka Degamada, Odayaal , Haween iyo Dhallinyaro

waxa soo jeedineysa Sahro Ibrahim Dhicisow

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here