Kulan looga hadlayay nabad-dhiska bulshada oo lagu qabtay magaalada Cadaado.

0
101

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Kulan looga hadlayay nabad-dhiska bulshada iyo la dagaalanka fikradaha qaldan ee dhaliya isku dhaca bulashada ayaa lagu qabtay magaalada Cadaado kasoo ay soo qab qabisay haay’aada tubsan xafiiskeda galmudug

Waxana ka qeyb galay kulankan wasiiro xildhibaano ururada bulashada dhalinyarada masuulinta magaalada Cadaado iyo marti sharaf kale

waxa soo jeedineysa Xaawo luul Aadan Xuseen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here