Wasaarada Cadaalada Jubbaland oo maanta Magaalada Kismaayo ku qabatay kulan udhaxeeya Booliska iyo Bulshada.

0
99

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Kismaayo ayaa Lagu Qabtay kulanka Bilaha ah Ee ay Iskugu Yimaadan Masuuliyinta Bahda Caadalada Iyo amniga Maamulka Jubbaland iyo wakiilo Kasocda Bulshada Rayadka Ah

Waxa kaqeyb galay kulankaan Wasiiirka Wasaarada Amniga Jubalaan Gudoomiye Kuxigeenka Arimha Bulshada Dagmada kismaayo Agaasimaha Guud Ee Wasaarada warfaafinta iyo Ururada Bulshada Rayadka Ah

waxa soo jeedineysa Sahro Ibrahim Dhicisow

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here