Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa si rasmi ah looga hirgeliyay Cusbitaalka Alla Caafiya, oo ah xarun caafimaad casri ah oo loogu talagalay daaweynta cudurrada guud iyo baabasiirka.
Cusbitaalkaan cusub oo laga dhisay xaafadda Kooshiin ayaa qeyb weyn ka qaadanaya daryeelka caafimaadka bulshada, isaga oo lagu aasaasay ujeeddo ah in bulshada laga dulqaado baahida caafimaad ee sii kordheysa.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.


