Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaarada Qorsheynta Mamulka Jubbaland ayaa Magalada Kismaayo ku Qabatay Kulan Muhiim Ah Oo Diirada Lagu Saarayay Wada Shaqeeynta Ururka Dhalinyarada Iyo Haweenka Ee Mamulka Jubalaan
Waxa Kaqeyb Galay Kulankan Qaar kamid ah Agaasimayasha Guud Ee wasarada Qorsheynta Mamulka Jubbaland iyo Howl Wadeeno Kasocday Wasaarada Madaxa Ururka Dhalinyada Mamulka Jubbaland Iyo Madaxa Haweenka Mamulka Jubbaland.
Warkan waxaa inoo haya Sahra Ibraahin Dhicisoow


