kulanka wadatashiga Hindise-sharciyeedka Xeerka Garnaqidda oo laga daahfuray Muqdisho

0
95

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka JFS Xasan Macallin Maxamuud ayaa maanta furay kulanka wadatashiga ee labada xeer Hindise Sharciyeedka Xeerka Taxkiimka iyo Xeerka Caddeymaha kaas oo socon doona muddo labo maalmood ah.

Kulankan ayaa waxaa ka soo qayb galay xubno sare oo ka kala socday Bahda Cadaaladda Khubaro sharci iyo wakiillo ka socday kulliyadaha sharciga ee jaamacadaha dalka.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here