Baladweyne ( Radio Beerlula )-Iskuulka al imaan ee magaalada baladweyne ayaa fursado waxbarsho oo lacag la.aan ah siiyay ardayda iskugu jiro danyar iyo agoon
Ardaydan ayaa awoodi wayay qarashaadka waxbarashada iyagoo baahi badan u qabay goob ay wax ka bartaan
waxa soo jeedineysa Xaawo luul Aadan Xuseen


