Cod tirinta doorashooyinka dhul weynaha Tanzania oo ka bilaabatay Zanzibar

0
133

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka Zanzibar, Thabit Aidarous ayaa u sheegay shacabka Jaziirada in natiijooyinka rasmiga ah ee doorashada lagu dhawaaqi doono berri fiidkii. Goobaha cod bixinta ayaa ka la xiray 4:00 galabnimo, iyada oo aan ilaa iyo hadda la soo warin wax dhibaato ah oo ku yimid nidaamka tirinta cod bixinta, in kasta oocilad internetka uu ka dhacay dhul weynaha Tanzania.

Shacabka Zanzibar ee codkooda dhiibanayay ayaa dooranayay madaxweynaha Jaziirada hoggaaminaya, xildhibaanada iyo golayaasha deegaanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here