Barakacayaasha Ku nool Harqaboobe oo wajahaya Hoy la”aan

0
179

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Barakacayaasha ku nool Kaamka Harqaboobe ee ku yaalla magaalada Baladweyne ayaa Hey’adaha Samafalka iyo Bulshada Soomaaliyeed, iyagoo ka dalbaday in loo dhiso guryo ay dagaan oo ammaan ah iyo in loo sameeyo xeendaabyo kore.

Dadkan barakacayaasha ah ayaa sheegay in ay xaalad nololeed oo adag ku jiraan, isla markaana aanay haysan hoy ku filan oo ay ka gabbadaan cimilada adag.

waxa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here