Arday dhameey xirfada farsamada gacanta oo munaasabad qalin jabin loogu qabtay Muqdisho

0
161

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Machadka farsamada gacanta ee magaalada Muqdisho ayaa munsabad qalin jabin ah u qabtay in ka badan 400 arday oo dhameysay xirfadaha farsamada gacanta sida xarqaanka cilaanka korontaada iyo kuwo kale oo badan

Munaasabad ayaa waxaa ka soo qeyb galay maamulka machadka walidiin macalimiin ardayda qalin jabisay iyo marti sharaf kale

waxa soo jeedineysa Sahro Ibrahim Dhicisow

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here